Siyaasadda Soo Celinta – Refund Policy

Quick Suuq waxay rabtaa inaad ku qanacdo dalab kasta. Haddii ay dhibaato jirto, sidan ayaan u xallinaynaa.

We want you to be happy with every order. If something goes wrong, here is how we put it right.

1. Badeecad xumaatay, khaldan, ama maqan – Damaged, wrong or missing items

Haddii badeecad ay kuu timaado iyadoo jaban, xumaatay (spoiled), khaldan, ama maqan, nala soo xiriir marka laguu keeno inta uusan kaatigin keenaha. Noo soo dir lambarka lacagta aad ka dirtay iyo sawir badeecadda.

Waxaan kuu beddeli doonnaa badeecadda, ama lacagta ayaan kuu celin doonnaa.

If an item arrives damaged, spoiled, wrong or missing, contact us when it is delivered, before the delivery person leaves. Send us the phone number you paid from and a photo of the item. We will replace the item or refund you.

2. Waxyaabaha aan la soo celin karin – Items that cannot be returned

Alaabta iyo dalabkaaga marka ay is yeshaan lagaama celinaayo.

Once your items match what you ordered, they cannot be returned.

3. Lacag celinta – Refunds

Lacag celinta la ansixiyay waxaa lagu bixiyaa 3 maalmood gudahood, iyadoo loo marayo habkii aad wax ku bixisay ama dhibcaha dukaanka (store credit).

Approved refunds are paid within 3 days, using your original payment method or as store credit.

4. Joojinta dalabka – Cancellations

Dalabkaaga waad joojin kartaa bilaash, inta aanu dukaanka ka bixin. Nagala soo xiriir WhatsApp ama taleefan sida ugu dhaqsaha badan.

You can cancel an order free of charge before it leaves our store. Contact us as soon as possible on WhatsApp or by phone.

5. Nala soo xiriir – Contact us

WhatsApp / Taleefan: +252 61 020 1260
Email: info@quicksuuq.so ama quicksuuq@gmail.com
Cinwaan: Warta Nabada, Muqdisho, Soomaaliya