Annaga – About Us

Quick Suuq waa dukaan online ah oo laga iibsado cuntada iyo alaabta guriga, kuna yaal Warta Nabada, Muqdisho.

Waxaan dooneynaa inaan wax iibsiga maalinlaha ah u fududeyno qoysaska Muqdisho. Halkii aad suuqa aadi lahayd, ka dalbo khudaarta, miraha, bariiska, caanaha, xawaashka, iyo alaabta guriga taleefankaaga, waxaanan kuu keenaynaa albaabkaaga.

Quick Suuq is an online grocery and household-goods store based in Warta Nabada, Mogadishu. We make everyday shopping easier for families in Mogadishu: instead of going to the market, order vegetables, fruit, rice, milk, spices and household essentials from your phone, and we bring them to your door.

Maxaad nooga heleysaa – Why shop with us

  • Delivery bilaash ah gudaha Muqdisho – Free delivery within Mogadishu
  • Lacag bixin fudud: cash on delivery ama mobile money – Easy payment: cash on delivery or mobile money
  • Kalsooni: haddii wax xumaadaan ama maqnaadaan, waan beddelaynaa ama lacagta ayaan celinaynaa – If anything is damaged or missing, we replace it or refund you

Nala soo xiriir – Contact us

WhatsApp / Taleefan: +252 61 020 1260
Email: info@quicksuuq.so ama quicksuuq@gmail.com
Cinwaan: Warta Nabada, Muqdisho, Soomaaliya