Siyaasadda Delivery-ga – Delivery Policy

Quick Suuq waxay dalabkaaga u keentaa albaabkaaga, gudaha magaalada Muqdisho.

Quick Suuq delivers your order to your door within Mogadishu.

1. Meelaha aan u gaarsiino – Where we deliver

Waxaan u gaarsiinaa degmooyinka Muqdisho ee ka muuqda bogga checkout-ka.

We deliver within the districts of Mogadishu shown at checkout.

2. Qiimaha delivery-ga – Delivery fee

Delivery-gu waa bilaash gudaha Muqdisho. Haddii qiime uu jiro, waxaa lagu tusi doonaa checkout-ka ka hor intaadan dalabka dirin.

Delivery within Mogadishu is free. If a fee ever applies, it is shown at checkout before you place your order.

3. Muddada delivery-ga – Delivery time

Markaad dalabka dirto, waxaan kugala soo xiriiri doonnaa WhatsApp ama taleefan si aan kuu xaqiijino waqtiga keenista. Waqtiyada delivery-gu waa qiyaas, waxaana saameyn kara cimilada, amniga, iyo gaadiidka.

After you place your order, we will contact you by WhatsApp or phone to confirm the delivery time. Delivery times are estimates and may be affected by weather, security or traffic.

4. Cinwaanka saxda ah – Correct address

Fadlan noo sheeg degmada, xaafadda, magaca dhismaha, iyo lambar taleefan oo shaqeynaya. Haddii aanan ku heli karin ama cinwaanku khaldan yahay, waxaa laga yaabaa inaan dib u dhigno ama joojinno delivery-ga.

Please give your district, neighbourhood, building name and a working phone number. If we cannot reach you or the address is wrong, we may need to reschedule or cancel the delivery.

5. Hubinta dalabka – Checking your order

Fadlan dalabkaaga hubi marka laguu keeno, inta uusan keenuhu bixin. Haddii wax maqan yihiin ama xumaadeen, eeg Siyaasadda Soo Celinta.

Please check your order when it arrives, before the delivery person leaves. If anything is missing or damaged, see our Refund Policy.

6. Nala soo xiriir – Contact us

WhatsApp / Taleefan: +252 61 020 1260
Email: info@quicksuuq.so ama quicksuuq@gmail.com